DHEGEYSO-Jaamacadda Bariga Africa oo baaq u dirtay shacabka magaalada Qardho.

Qardho, July 28 2016--Jaamacadda Bariga Africa fareceeda magaalada Qardho ayaa waxaa ka bilowday qorshe cusub oo shacabka kunool magaaladaasi ay kaga qaybgelayaan horumarinta jaamacadda.  
 
Hadaba waxaan ka waraysanay maamulaha majacada Bariga Afrika faraceeda magalada Qardho  Faarax Cabdullaahi Gardan  waxaana waraysay oo khadka talefanka kula xiriray  maxamuud fantastic oo ku sugan daljir qardho ugu horayn waxaan waydiyay in uu sharaxo barnamijka hal doolar iyo hal guri 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com