Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Jaaliyadda Puntland ee UK oo kaqayb qaadanaysa dibudhiska dalka.

London, Oct 01 2016–Jaaliyadda Puntland ee dalka UK ayaa sheegay inay wadaan qorshe ballaaran oo ay kaga qaybqaadanayaan dibudhiska Puntland, sida uu sheegay gudoomiyaha jaaliytaddaasi Fu’aad Ismaaciil Maxamed.

https://daljir.com//resources3/files/Jaaliyadda.mp3?_=1
Exit mobile version