DHEGEYSO-Isbahaysiga isbedel doonka oo dhaliilay go’aamadii madasha.

Muqdisho, Jan 01 2017-Isbahaysiga isbedel doonka Soomaaliyeed oo ay kumidaysan yihiin musharixiin iyo xisbiyo siyaasadeed oo Muqdisho kadhisan ayaa dhaliil u jeediyey madaxda madasha qaran ee doorashada Soomaaliya.

Yuusuf Cismaan Axmed oo katirsan isbahaysigaasi ayaa sheegay in madaxda madashu ay ku fashilmeen taabagelinta doorasho kadhacda dalka Soomaaliya, ayna baalmareen dastuurkii dalka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com