DHEGEYSO-Hooyo codsatay in laga caawiyo daweynta wiil 9 sano xanuunsan.

Boosaaso, Sep 22 2016–Hooyo Sacdiyo Sheekh, waa ayeeyo Soomaaliyeed oo mudo 9 sano ah gacanta kuhaysa Nasrudiin oo ah wiil yar oo ay ayeeyo u tahay, mudadaasina xanuunsanaya. 

Nasrudiin ayaa ah wiil yar oo aan awoodin inuu wax cuno, sidoo kale ma awoodo inuu soo tooso, waxaana ayeeyo Sacdiyo Sheekh dadka Muslimiinta ah ka codsatay in gacan laga siiyo, Xuseen Madar ayaa warbixintaan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com