Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Haweenka Caabudwaaq oo dalbanaya in lasiiyo qoondadooda qalada dowladda.

Caabudwaaq, Oct 04 2016-Magaalada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasocda loolan ay kujiraan xubnaha doonaya inay kamid noqdaan labada aqal ee Soomaaliya.

Waxaa magaalada kadhacay kulamo looga hadlayey sidii haweenku ay kaalintoodii uga heli lahaayeen xubnaha aqalada dowladda Soomaaliya, iyadoona ururada haweenku ay baaqyo soo saareen.

Warbixin-Khadar Axmed

http://daljir.com//resources3/files/Warbixin%20ku%20saabsan%20baaq%20ay%20%20udirayaan%20ururka%20xuquuqul%20udoodayaasha%20haweenka%20caabudwaaq%20beelaha%20ay%20ka%20soo%20jeedaan%20gabdha%20u%20taagan%20qabashada%20

Exit mobile version