DHEGEYSO-Haween gurmad gaarsiiyey deegaamo katirsan gobolka Karkaar.

Qardho, Mar 20 2017-Haweenka kunool magaalada Qardho ee xarunta Karkaar ayaa gurmad ay dadka shacabka ah ka ururiyeen gaarsiiyey qaar kamid ah dadka abaartu cayraysay iyo kuwa soo hayaamay ee gobolka ku sugan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com