DHEGEYSO-Gudoomiyaha gudiga abaaraha Puntland oo ka hadlay xagga wax marayaan.

Boosaaso, Jan 30 2017-Gudoomiyaha gudiga gurmadka abaaraha Puntland Sheekh Fu’aad oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa waxa uu ka warbixiyey xaaladda abaareed ee Puntland iyo gurmadka lagaarsiinayo dadka iyo duunyada tabaalaysan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com