Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Gudoomiyaha gobolka Mudug iyo taliyaha qaybta booliska oo kormeeray saldhiga Galkacyo.

Galkacyo, 27, Jan, 2016-Gudoomiyaha gobolka Mudug Mudane Xasan Maxamed Khaliif, ayaa waxa uu maanta kormeer kutegey saldhiga magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyo taliska qaybta booliska ee gobolka Mudug.

Gudoomiyaha  ayaa waxaa socdaalka ku weheliyey taliyaha qaybta booliska ee gobolka Mudug, waxaana ay u kuur galeen xaaladda guud ee maxaabiista iyo shaqooyinka kasocda saldhiga magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Diiwaanka Wararka Daljir

DHEGEYSO Warbixin Weriye Niciimo

https://daljir.com//resources2/files/warbixinta%20saldhigyada%20galkacyo%20BY%20Naciimo%20Siciid%20Xasan.mp3?_=1
Exit mobile version