DHEGEYSO-Gudoomiyaha gobolka Gardafuu oo kahadlay shaqooyinka horyaal.

Boosaas, Oct 30 2016–Gudoomiyaha gobolka Gardafuu Maxamuud Axmed Caynab, oo uu dhowaan xilkaasi u magacaabay madaxweynaha dowladda Puntland oo waraysi siinayey Daljir ayaa waxa uu kahadlay shaqooyinka horyaal ee uu rajaynayo inuu ku dhaqaaqo.

Maxamuud Axmed Caynab, ayaa ugu baaqay shacabka kunool gobolka Gardafuu inay lashaqeeyaan, ka maamul ahaana ay diyaar u yihiin sidii ay u dhegaysan lahaayeen codka dadka shacabka ah ee ay matalayaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com