DHEGEYSO-Gudiga doorashada Soomaaliya oo sheegay in shaqadoodu aysan cayinayn.

July 3 2016_Gudiga doorashada Soomaaliya ee uu dhowaan magacaabay madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inaysan shaqadoodu cayinanayn ayna ka badan yihiin gudiyadii hore.

Siciid Jaamac Qoorsheel, gudoomiyihii asxaabta mucaaradka ee magaalada Muqdisho oo gudigaasi xubin ka ah ayaa sheegay in gudigaani uu ka duwan yahay kii 2012, islamarkaani aysan shaqadiisu cayinayn.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com