DHEGEYSO-Gudiga dib u habaynta Galkacyo oo soobandhigay waxqabadkooda.

Galkacyo, Aug 09 2016-Gudiga dib u habaynta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulan ay shalay ku qabteen magaaladaasi waxa ay kusoo bandhigeen waxyaabihii u qabsoomay mudadii ay shaqada wadeen.

Shaafici Cabdulqaadir Jaamac ayaa warbixintaani Galkacyo kasoo jeedinaya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com