Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-General Yaasiin Cumar Dheere oo taageeray xulka Puntland.

Qardho, July 28 2016–General Yaasiin Cumar Dheere, oo siweyn looga yaqaan deegaamada Puntland ayaa soodhoweeyey guushii xulka kubadda cagta Puntland ka gaarey tartankii maamul goboleedyada Soomaaliya ee kasocdey Muqdisho.

https://daljir.com//resources2/files/Yaasiin%20Cumar%20Dheere.mp3?_=1
Exit mobile version