DHEGEYSO-General Morgan oo ka hadlaya taariikhdii Maxamed C Samatar.

Garoowe, Aug 21 2016–Waxaa habeen hore dalka Maraykanka ku geeriyoodey AUN General Maxamed Cali Samatar oo ahaa madaxweyne ku-xigeenkii dowladdii Kacaanka ee Soomaaliya.

Hadaba waxaan taariikhdiisa kawaraysanayey General Morgan oo kamid ahaa saraakiishii ay wada shaqeeyaan, wuxuuna si durugsan uga hadlayaa arrimo muhiim ah.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com