HomeUncategorized

DHEGEYSO-Garoowe oo loo magacaabay gudiga xalinta khilaafaadka dhulka.

Garoowe, July 26 2016--Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Garoowe C/Qafaar Cabdi Raxmaan Sheikh Axmed Oo Wareysi Gaar Siiyay Radio Daljjir ayaa Ka Hadlay Arima Dhowr ah ooo ay ugu Hreyso Khilaafka Dhulka oo ah Wax ugu Badan Ee Ay Dawlada Hoose Wax Ka Qabato ama La Tacaasho Sidi Lagu Dhameyn Lahaa .

Warbixin ku saabsan xaaladda dhaqan, dhaqaale, waxbarasho, caafimaad iyo midda ammaan ee Buutinle.
Axmed Cigaal Cawaale oo loo dhaariyay xildhibaan baarlamaan oo Puntland ah.
Magacyada & Tirada Dadka La Laayey – Puntland Maxaa Haldoor La Dilay, Gacan Ku Dhiiglayaashiise Cadaaladda Mala Horkeenay?

Garoowe, July 26 2016–Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Garoowe C/Qafaar Cabdi Raxmaan Sheikh Axmed  Oo Wareysi Gaar Siiyay Radio Daljjir ayaa Ka Hadlay Arima Dhowr ah ooo ay ugu Hreyso Khilaafka Dhulka oo ah Wax ugu Badan Ee Ay Dawlada Hoose Wax Ka Qabato ama La Tacaasho Sidi Lagu Dhameyn Lahaa .  

Xoghayaha ayaa Sheegay inay Dhhiseen Gudi Khilaafaad Dhul oo Ka Kooban Xildhibaano Golaha Degaanka ah Nabdoono iyo Khuburo aqoon u Leh .Khilaafaadka Dhulka .  

Xoghayuhu Waxa Kale oo uu Ka Hadlay Mshuruuc ay Ka faaideysanyaan Magaalooyin ay Garoowe Ka Mitahay oo uu Bixinayo Bankiga aduunka iyo Halka u Marayo Waxaana uu Rajo Ka Muujiyay inuu Guulaysan Karo Mashruucaaas.  Xoghayah Waxa Xafiiskii ku Waraystay Cabdi Xakiin Xusein Xasan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: