DHEGEYSO-Falanqayn ku saabsan u jeedada dowladda Imaaraadka ee Doorashada Somalia.

Abu-Dhabi, Novb 01 2016–Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa sheegaya in halkaasi lagu soo gabagabeeyey shirkii albaabadu u laabnaayeen ee hogaamiyayaasha Soomaalida.

Shirkaani ayaa waxaa ka qaybgelayay madax kasocota dowladda federalka ah ee Soomaaliya iyo madaxweynayaasha maamul goboleedyada kajira dalka Soomaaliya, oo Imaaraadku casuumey.

Imaaraadka carabta ayaa Waxaa lasheegayaa in sanadkan uu Galaagal siyaasadeed uu kuleeyahay Doorashada soomaaliya isagoo loolan adag kula jira Dowlada Turkiga oo Mudo badan soomaaliya siinaysay taakulooyin kaladuwan.
 

Hadaba Cabdulaahi xuseen xasan   Cabdullaahi Wadaag Waa Qoraa Waxbadan kalasocda Arimaha Carabta   kanaqaatay shahaadada  (M A) Mastar Digrii.) Jaamacada inter National Uuniversety )oo kutaal islaama Bad.

Waxaa uu falan qaynayaa  faragalinta imaaraadka carabta ee dalka soomaaliya  iyo waxa xiligan kusoo beegay iyo Danaha uu lkaleeyahay soomaaliya.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com