DHEGEYSO-Faahfaahin ku saabsan dagaal beeleed kadhacay Caabudwaaq.

Caacud-waaq, Nov 04 2016-Magaalada Caabud-waaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa shalay waxaa kadhacay dagaal u dhexeeya labo beelood oo halkaasi wada dega, waxaana kadhashay khasaare nafeed sida uu daljir u sheegay Axmed Cabdi Nuure.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com