HomeUncategorized

DHEGEYSO-Faahfaahin ka soo baxaysa dagaalkii kadhacay deegaanka Dudun.

Gal-dogob, Dec 30 2016-Mas'uuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa shalay gaarey deegaanka Dudun oo hoosyimaada degmada Gal-dogob, halkaas oo uu dhowaan kadhacay dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo kuwa maamulka DDSI.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Isniin_08
DHEGEYSO-Afhayeenka Madaxtooyada Puntland oo ka warbixinaya arrimaha gaadiidka xoolaha sida.
Dhaawacyadii dagaalkii Buuhoodle oo dhammaantood la soo gaarsiiyey Galkacyo & dhakhaatiirta oo si wadajir ah ugu gurmaday.

Gal-dogob, Dec 30 2016-Mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa shalay gaarey deegaanka Dudun oo hoosyimaada degmada Gal-dogob, halkaas oo uu dhowaan kadhacay dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda Puntland iyo kuwa maamulka DDSI.

Gudoomiye ku-xiegeenka degmada Gal-dogob Mudane Cabdirisaaq Axmed Toox-yare, ayaa sheegay in dagaalkaasi uu bilowday kadib markii ciidanka DDSI ay dejiyeen calankii Soomaaliyeed, islamarkaana ay sureem calanka Itoobiya, taasi oo keentay in ciidanka Puntland ku baxaan.

http://daljir.com/Gal-dogob, Dec 30 2016-Mas’uuliyiin katirsan dowladda Puntland ayaa shalay gaarey deegaanka Dudun oo hoosyimaada degmada Gal-dogob, halkaas oo uu dhowaan kadhacay dagaal u dhexeeya ciidanka dowladda P

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: