Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Faahfaahin dagaal caawa kadhacay duleedka Galkacyo.

Galkacyo, Nov 09 2016–Magaalada gaalkacyo koor dhawyd oo caawa ah abaarihii 8 fiidnimo waxaa ka dhacay dagaal kasoo ka dhacay aaga galbeed ee magaalada.

 
Cabdirshiid Maxamuud Ashkir oo ah taliyaha ee ciidanka daraawiishta gobolka mudug ayaa dagaalkan iyo madaafiic magaalada dhexdeeda lagu soo rideyba ku eedeeyey galmudug wuxuuna sheegay inay galmudug jebisay xabad joojintii lagu heshiiyey.
 
wuxuuna intaas ku daray inaysan hada wixii ka dambeeya aysan udulqaadan doonin waxa uu ugu yeeray daan daansiga iyo gardarada galmudug, JFA ayuuna arimaahaas uga waramay.
https://daljir.com//resources3/files/DaljirGaalkacyo%20Wareysiga%20Cabdirashiid%20Qodhob_JFA.mp3?_=1
Exit mobile version