DHEGEYSO-Duufaan khasaare geysatay oo kudhufatay Baar-gaal.

Baargaal, Feb 05 2017-Deegaamo katirsan gobolka Gardafuu ayaa sheegaya in duufaan kudhufatay gobolkaasi ay burburisey laashash nooca kalluumaysiga ah iyo beero ay lahaayeen dadka deegaanku.

Abuukar Axmed Yuusuf, oo kamid ah kalluumaysatada degmada Baar-gaal oo ay duufaantu saamaysay ayaa Daljir u sheegay in ilaa 10 laash ay duufaantu burburisay sidoo kalena beero ay burburisey.


Posted

in

,

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com