DHEGEYSO-Duubabka dhaqanka Hiiraan oo weli diidan shirka Jowhar.

Duubabka dhanka iyo waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa ka horyimid wararka sheegaya in maalinta Sabtiga ah uu shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe uu dib u furmaayo.  

Nabadoon Xirsi Dacar oo ka mid ah waxgaradka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in aysan waxgaradka gobolka Hiiraan aysan ka qeyb gali doonin shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo ay dowladda Shaacisay in uu 3 bishaan uu ka furmayo magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeelaha Dhexe.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com