Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Dowladda hoose ee Muqdisho oo sheegtay in aan qofna hantidiisa xoog lagu haysanayn.

(July 4 2016)-Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaciyey in uu ka shaqayn doono sidii loogu soo celin lahaa dadka ay hantidu kaga maqan tahay gobolka Banaadir, xilli ay jiraan muwaadiniin Soomaaliyeed oo guryohoodii xoog loogaga haysto Muqdisho.

Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale sheegay in aysan jirin doonin in si qasab ah ama xoog ah muwaadiniinta gobolka Banaadir loo heysto guryahood.

https://daljir.com//resources2/files/Cod-Guddoomiyaha-Banaadir.mp3?_=1
Exit mobile version