DHEGEYSO-Dil xalay kadhacay masaajid kuyaal degmada Xamar Jajab.

Muqdisho, Feb 25 2017-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa dil habeenkii xalay ka dhacay gudaha Masjidka Bandhabow oo ku yaalla inta u dhaxeysa wadada Buundooyinka, gaar ahaan dhanka Degmada Xamar Jajab.

Dilkan oo dhacay Salaadii Cishaha kadib ayaa waxa uu ka dhacay Masjidka gudihiisa, waxaana lagu dilay nin lagu magacaabi jiray Maxamed Cumar, oo ahaa Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda Federaalka.

Qof ka mid ah Dadka Degaanka oo aan la xiriirnay ayaa inoo sheegay xilliga uu dilka dhacayay in Maxamed Cumar uu dhageysanayay Kitaab Fiqi ah oo uu Akhrinayay Sheekh magaciisa lagu soo koobay Cabdiraxiin.

Faallee ama ka falceli mowduuca kore oo ku guulayso abaalmarin AMAL Bank. "AMAL BANK. YOUR FUTURE. OUR MISSION."

AMAL Bank ku Dirso, ku Keydso, ku Maalgasho! Hadaba si aad u hesho abaalmarin AMAL BANK qaybta hoose ee faallooyinka iyo falceliska ku qor magacaaga iyo moobilkaaga, ama email wata magacaaga oo buuxa iyo moobilkaaga noogu soo hagaaji: [email protected]
AMAL Bank. "Your Future. Our Mission"

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0