DHEGEYSO-Dhismaha wadada isku xidha Eyl iyo Dangorayo oo lacag loogu deeqay.

Garoowe, Sep 10 2016–Nabadoon Cabdullaahi Maxamed Jirbiil oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda Daljir ayaa ka warbixiyey dhul ku qiimaysan ilaa 100,000 oo dollar iyo lacag ah ay soo ururiyeen oo ay ugu deeqeen dhismaha wadada Eyl ilaa Dangorayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com