DHEGEYSO-Dhismaha wada Ceel-daahir Ceeri Gaabo oo meel wanaagsan maraya.

Ceel-daahir, Mar 08 2017-Dhismaha wada isku xidha Magaalooyinka Ceel-daahir iyo Ceeri-gaabo ee gobolka Sanaag ayaa meel wanaagsan maraysa sida uu Daljir u sheegay gudoomiyaha gobolka Sanaag Maxamuud Ismaaciil Ciyoon.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com