Boosaaso, Aug 08 2016–Magaalada Bosaaso Waxaa ku nool Dhalinyo kooban oo ku shaqaysta Xifafadaha Gacanta laga Qabto Waxayna ay sameeeyaan oo ay soo saaraan intabadan Qalabka Dibadaha nalooga keeno oo ay kamidyihiin Sanaaduuqda tanaagta shidaalka Agabka lagagaga shaqaysto Beeraha Burjikooyinka iyo wixiilamid ah.
Hadaba Asad yuusuf cali iyo maxamed Barqad Saleeebaan Waxa ay ka midyihiin dhalinyarada Xirfadan ku shaqaysta Waxa ka shaqeeeyaan Goob loogu magacdaray Rugta farsamada Sanaadiiiqda ee Alxikma Waxaa saaka goobtaasi ku booqday Wariye Xasan Heykal oo kusugan Daljir Bosaaso uguhoreena Waxa uu waydiiyay Waxa ku dhaliyay in shaqad aya qabtaan.
Dhigaal Cusub
« DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Jamaal Farax Aadan.
« DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Jamaal Farax Aadan.
Dhigaal Duug ah
DHEGEYSO-Warbixin xiisabadan oo aan ka diyaarinay doorashada Soomaaliya. »
DHEGEYSO-Warbixin xiisabadan oo aan ka diyaarinay doorashada Soomaaliya. »