Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Dhalinyarada Qardho oo soodhoweeyey hadal dowladda kasoo yeeray.

Qardho, Aug 15 2016–Dhalinyarada kunool magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa soodhoweeyey hadal dhowaan kasoo yeeray wasiirka wasaaradda shaqada shaqaalaha dhalinyarada iyo ciyaaraha ee dowladda Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Axmed Cabdulle, oo sheegay inay sanad walba si joogto ah u shaqaalaysiin doonaan 60 dhalinyaro ah.

https://daljir.com//resources3/files/warbixinta%20daljir%20qardho%2015_8_2016.mp3?_=1
Exit mobile version