DHEGEYSO-Dhalinyarada Garoowe oo si kulul uga hadlay xariga sharci darradda ah ee Daljir.

2 July_2016-Qaar Ka Mid ah Dhalin yarada Ku Nool Magaalada Garoowe Oo Qaar Kood Soo Booqdeen Radio Daljir ayaa ka Hadlay Dareenkooda ku Aadan Maalinta 1 luuliyo iyago Soomalida Inteeda Kale u Diray hambalyo ku Aadan MaalintiiXoriyada Gobolada Koonfureed Ee Soomaliya iyo Midowga Labada Gobolka Ee Waqooyi iyo Koonfur .

Dhanka Kale Waxaa ay Ka Hadleen Xiritaanka Radio Daljir Oo Maalinkii Sagaalaaad Hawada Ka Maqan iyagoo Sheegay inay Daljir ahayd Mesha Kaliya Ee ay Ku Xirnaayeen ayna Waayeen Barnaamijyadii iyo Wararkii ay kala Socon Jireen Idaacada Daljir Waxayna Dawlada Ka Codsadeen inay Sii Deyso Radio Daljir ayna Tixgaliso Codsigooda .

Waa Kan Cabdulaahi Maxamed Cabdu Qaadir oo ka Mid ah Dadki Sida Dhow ugu Taxnaa Barnaamijyada iyo Wararka Radio Daljir iyo Sida ay u Sameysay Xarigi Sharcidarada ahaa ee Wasaaradda Warfaafintu ay Kula Kacday Radio Daljir 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com