DHEGEYSO-DFS oo baaraysa sababta Sucuudigu u joojiyey xoolaha Soomaaliya.

Muqdisho, Dec 10 2016-Xukuumadda waqtigeedii dhammaaday ee dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inay baaritaan iyo dabagal dheer ku samaynayso sababta keentay in dowladda Sucuudigu joojiso xoolihii ay kasoo dhoofsa jidhey Soomaaliya.

Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlada Fadaraalka Soomaaliya Siciid Xuseen Ciid oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa kawaramaya Baaritaanka ay kusamaynayaan Arinkaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com