DHEGEYSO-Deegaamo katirsan gobolka Sanaag oo abaar daran kajirto.

Boosaaso, Oct 09 2016–Deegaano badan oo kamid aha G.bolka sanaag ayaa waxaa laga soo sheegayaa Abaaro saamayn kuyeeshay dadka iyo duunyada .
 

Meelaha ay abaarta daran aya kajirto ayaa waxaa kamid aha  deegaanada Damala xarago  shimbiraal xiingalool ceelbu, iyo habarshio . xooladhaqatada ay abaarta waxaa  usii dheer xanuuno sooritay geela iyo ariga.
 

Hadaba Gaar Cabliaahi Cali ciid Waa Afhayeenka idimada Puntland . waxa uu safaro kumaray deegaanada ay abaartaasi saamaysay.   Wariye Xasan Heykal oo kusugan Xarunta Daljir Bosaaso ayuu ugawaramay Waxa uu deegaanadaasi uu kusoo arkay

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com