DHEGEYSO-Dastuurkii maamulka Hirshabeelle oo lameel mariyey.

Jowhar, Oct 11 2016–Maalintii Shalay Waxaa Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan lagu Ansixiyay Dastuur uu yeesho Maamul ay ugu Magacdareen Hiiraan State, waxaana Caasimadda Maamulkaasi laga dhigay Degmada Buula-barde ee Gobolka Hiiraan.  

Talaabadaan waxaa qaaday Odayaasha Gobolka Hiiraan oo iyaga aad udhaliilsan hanaanka loo maray Maamulka ay Dowladda Gadaal ka riixeyso ee loogu magac Daray Hirshabeele.  

Sidoo kale Odayaasha Dhaqanka Gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegeen in ay deg deg u dhisi doonaan Maamulka Hiiraan State.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com