HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dagaal beeleed kadhacay qaybo kamid ah gobolka Sool oo xal loo raadinayo.

(July 3 2016)-Degaano Dhaca Koonfurta Gobolka Sool Wxaaa Intii Lagu Gudajiray Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ka Dhacay Dagaalo u Dhexeeya La Beelood Oo Walalo ah Dagaalka ayaa Waxaa Ku Dhintay Dad Badan oo Afartan Kor u Dhaafaya. iyo Dhaawaca Tiro intaaasi Ka Badan .

(DHAGEYSO) Dagaalada Dharkayn ee Gobalka Sool oo baaq laga soo saaray
Caawa iyo Daljir, salaasa, Dec 18, Axmed Nuur Ibraahim ‘Somali’ (Daljir Boosaaso)
(Dhagayso) Waxgaradka Saaxo oo nasiib-darro wayn ku tilmaamay in Galmudug ay sheegato degmada Saaxo.

(July 3 2016)-Degaano Dhaca Koonfurta Gobolka Sool Wxaaa Intii Lagu Gudajiray Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Ka Dhacay Dagaalo u Dhexeeya La Beelood Oo Walalo ah Dagaalka ayaa Waxaa Ku Dhintay Dad Badan oo Afartan Kor u Dhaafaya. iyo Dhaawaca Tiro intaaasi Ka Badan .

Hadaba Mudooyinkii Danbe Wxaaa Deganadasa Laga Waday Waan Waan Ku Aadan Sidii labadaas Beelood Heshiis Loo Dhex Dhigi Lahaa Isimada Sida Weyn Looga Tixgaliyo Gobolka Sool ayaa Arintaan Hor Boodayay Lagu Dhamaynyao Khilaaafka Belaha .

Hada Garaad Cabdi Salaan Xasan Maxamed Oo ah Afhayeenka Isimada Gobolda Sool oo Ka Mid aha Dadka Ku Dhex Jira Labada Beelood Sidi Loo Heshiisiin lahaa Oo Radio Daljir La Hadlayaa ayaa Ka Warbixiyay Halka Ay Wax u Maraayaan io Ilaa Hada Tilaabada ay Qaadeen.

Garaadka Wxaaa Khadka Taleevanka Ku Waraystay , Cabdi Xakiin Xusein Xasan Oo Garoowe Jooga.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: