Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Dadkii ka cararay Qandala oo gurmad lagaarsiiyey.

Garoowe, Oct 30 2016–Wasaaradda maaliyadda Puntland ayaa maanta deeq isugu jiray raashin iyo caano gaarsiisey qaar kamid ah dadkii kasoo barakacay degmada Qandala iyo deegaamo hoosyimaada oo dhowaan Dacish gacanta kudhigtay.

Warbixin Cumar Laki Man.

https://daljir.com//resources3/files/Qandala.mp3?_=1
Back to Home page