DHEGEYSO-Dadkii ka barakacay colaada Galkacyo oo gurmad caafimaad lasiinayo.

Burtinle, Oct 30 2016–Xarunta Caafimaadka ee Care Hospitaal ee magaalada gaalkacyo ayaa sheegtay inay dhawaan  howlo caafimaad ka bilaabi doonto magaalada buurtinle kaasoo loogu loogu adeegayo dadkii ku bara kacay dagaalada magaalada gaalkacyo maadaama hada lagay xili roobaadkii xanuuna badan ka dhalan karaan.

Adeegaan caafimaad oo ay Care Hospital bilaabayso oo inta badan lacag la aan ah ayey sida qorshuhu yahay waxay iska kaashanayaal xarun caafimaad oo degmada buurtinle ku taal fulinta adeegaan ayaa qorshahu ahaa inuu isla berito bilowdo hasa yeeshee sida uu daljir uu usheegay Dr fahad cabdisalaan maxamed oo care hospital ka tirsan waxaa muuqata in xoogaa dib udhac ah ku yimid fulinta addegaas caafimaad.
 

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com