DHEGEYSO-Cumar Cabdirashiid,*Waa lasoconaa dadka qaraxyada ka dambeeya*.

Muqdisho, Sep 06 2016–Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in la ogaaday cida ka dambeeysa Qaraxyada ka  dhaca Muqdisho iyo sidoo kale gobolada dalka Soomaaliya.

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay dad u badan u xirtay Qaraxyada ka dhaca magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya , islamarkaana ay sharciga horkeeni doonto.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com