DHEGEYSO-Culimada Qardho oo baaq u diray shacabka reer Puntland.

Qardho, Oct 01 2016–Qaarkamid ah culimaa’udiinka deegaamada Puntland gaar ahaan magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar soodhoweeyey roobdoon uu shalay Iclaamiyey wasiirka caddaaladda ee dowladda Puntland.

Culimada ayaa sheegay in roobtaantaasi ay soodhoweynayaan waxaana ay ugu baaqeen dhammaan shacabka reer Puntland inay isu soobaxeen Allena baryaan.

Dhanka kalena culimada ayaa ugu baaqay shacabka reer Puntland inay ka shaqeeyaan ammaanka gacmahana isu qabsadaan cadowgooda gudaha iyo kan dibaddaba.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com