DHEGEYSO-Culimada Puntland oo kahortimid tartanka kubadda kolayga gabdhaha.

Garoowe, Dec 22 2016-Magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa waxaa galabta ka furmi doona tartan kubadda kolayga ah oo u dhexeeya gabdho kala matalaya maamul goboleedyada kajira Soomaaliya.

Haddaba Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf, oo kamid ah culimaa’udiinka Puntland ayaa si kulul uga horyimid tartankaasi, isagoona sheegay in Alle xaaraantinimeeyey in haweenka sidaan oo kale loogalo ayna wax u dhimayso diinta Islaamka.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com