DHEGEYSO-Culimada Muqdisho oo baaq u dirtay laamaha ammaanka Soomaaliya.

Muqdisho, Dec 06 2016-Culimada magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay laamaha ammaanka ee magaalada Muqdisho iyo guud ahaan Soomaaliya inay wax ka qabtaan dilalka qorshaysan ee lagula kacayo dadka wax ku oolka ah.

Sheekh Bashiir Axmed Salaad, oo gudoomiye u ah hay’ad culimo oo fadhigeedu yahay magaalada Muqdisho ayaa radio daljir lahadlay, wuxuuna sheegay in hadda wixii ka dambeeya aysan sidaan usii fiirsan doonin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com