HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ciidamo katirsan booliska Soomaaliya oo shaqadii joojiyey.

Cadaado, Mar 06 2017-Ciidamada Booliska Magaalada Cadaado ee xarunta kumeel gaar ka ah ee maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin ka dib markii ay sheegeen in aysan wax mushaar ah qaadan bilooyinkii lasoo dhaafay.

Ilyaas Bare oo bad-baaday xili ay al-shabaab qabsadeen deegaanka laga doorto ee Kenya (dhegeyso)
Xildhibaano ka soo jeeda gobollada Baay iyo Bakool oo eedeyn kulul u jeediyey Puntland.
Qaramada Midoobey oo weli walaac ka muujinaysa doorashada Soomaaliya.

Cadaado, Mar 06 2017-Ciidamada Booliska Magaalada Cadaado ee xarunta kumeel gaar ka ah ee maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay shaqo joojin ka dib markii ay sheegeen in aysan wax mushaar ah qaadan bilooyinkii lasoo dhaafay.

Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Magaalada Cadaado Cumar Macalin ayaa sheegay in xabsiyada Magaalada Cadaado in ay ku jiraan Maxaabiis kala duwan ayna baneeyeen ciidamada Booliska oo ilaalin jirin.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: