Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Cabdiraxmaan Faroole oo ka tanaasuley musharaxnimada madaxweynaha.

Muqdisho, Feb 07 2017-Musharax Madaxweyne Senetor Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed (Faroole) oo horey uga mid ahaa Musharaxiinta u taagan Xilka Madxaweynaha Soomaaliya aya agoordhaw shaaca ka qaaday in uu tanaasulay kana haray tartanka.



Faroole aya ashir jaraa’id uu ku qabtay magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay in uu go’aansaday in uu ka tanaasulo Musharaxnimadiisa, waxa uuna ugu baaqay Musharaxiinta kale in iyana qarakood tanasaulana si loo yareeyo tirada badan ee Musharaxiinta.

https://daljir.com//resources3/files/Faroole.mp3?_=1
Exit mobile version