DHEGEYSO-Biyo la’aantii ugu darnayd oo ka taagan deegaamo hoosyimaada Godob-jiraan.

Garoowe, Feb 28 2016-Degmada Godob-jiraan ee gobolka Nugaal iyo deegaamada hoosyimaada ayaa waxaa laga soo sheegayaan biyo la’aan baahsan oo saamaysay dadka iyo duunyada intaba.

Qaar kamid odayaasha iyo waxgaradka deegaanka Wargaduud oo soo booqday Daljir ayaa codsaday in la soo gaarsiiyo gurmad deg deg ah oo dadkaasi loogu soo gurmanayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com