DHEGEYSO-Beesha Somali Carbeed oo eedayn u jeedisey madaxweynaha Hirshabeelle.

Jowhar, Dec 10 2016-Odayaasha iyo waxgaradka beesha Soomaali Carbeed ayaa ku dhawaaqay go’aan kadhan ah doorashada aqalka hoose ee kasocota magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe.

Afhayeenka beesha Soomaali Carbeed ayaa sheegay in musuq-maasuq ballaaran uu ku sameeyey madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble, kadib markii uu booskooda geliyey wiil uu abti u yahay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com