DHEGEYSO-Barnaamijkii Tartan iyo Tacliin oo Wareeg Xiisabadan Galay.

(July 10 2016)-Maalin wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Tartan iyo tacliin oo qaybtiisii labaad ay xalay ka bilaabatay xarunta Daljir ee magaalada Boosaaso.

Barnaamijka tartan iyo tacliin oo sidii horay looga bartay lasoo afmeerijirey dhammaadka bisha barakaysan ee Ramadaan waxaa hadda dib u dhigay xarigii Radio Daljir oo mudo 12 beri ah hawada ka maqnayd.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com