HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Tallman.

Boosaaso, Jan 19 2017-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kuleedahay Soomaaliya, waxaana xarunta Daljir Boosaaso kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed.

Banaanbaxyo lagu xusayo maalinta xuquuqul insaanka adduunka ee 10-ka December oo lagu qabtay Galkacyo.
Wefti uu hogaaminayo wasiirka dekedaha iyo gaadiidka badda Puntland oo Garacad kula kulmay saraakiil Nato ah.
Aqalka wakiillada Maraykanka oo maraakiibta dalkaasa u ogolaaday inay samaystaan ilaallo ka difaacda kooxaha burcad-badeedda.

Boosaaso, Jan 19 2017-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee saaka iyo dunida oo aad subax walba ka maqashaan xarumaha Daljir ay kuleedahay Soomaaliya, waxaana xarunta Daljir Boosaaso kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: