HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Laascaanood, Sep 04 2016--Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

DHEGEYSO-Xildhibaano katirsan barlamaanka Puntland oo lakulmay odayaasha Galkacyo.
Baahin: Axad, Aug 28, Weriye C/fitaax C. Geedi ~ Daljir ~ Galkacyo. Warbixin: Safarka M/weyne Shariif ee Puntland; Amb. Mahiga oo ku sifeeyey safarka M/weyne Shariif ee Puntland maalin qadarin mudan & tallaabadii ugu mudnayn ee loo qaadan dhinaca dib u heshiisiinta muddo 20 sano ah; Col. Bariise oo ka xog warrramay hawlgallo amni oo laga fuliyey Muqdisho & walxaha qarxa oo ay qabteen.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada iyo Xuseen Madar.

Laascaanood, Sep 04 2016–Kulan wanaagsna kusoo dhowaada barnaamijkii subaxnimo ee Saaka iyo Dunida, waxaana barnaamijka saaka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool  kasoo jeedinaya Cabdifatax Cumar Geeddi.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: