Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Barnaamijkii Martisoor iyo Tallman (Marti MKu-xigeenka Puntland).

Garoowe, Novb 03 2016–Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii Martisoor ee Radio Daljir, oo ah todobaadle habeen kasta oo Khamiis ah kadhegaysataan FMyada Daljir ee Soomaaliya, kana Daalacankadhaan Daljir.com.

Todobaadkaan barnaamijka waxaa marti ku ah madaxweyne ku-xigeenka Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar Camey, waxaana xarunta Daljir Garoowe  kasoo jeedinaya Axmed Sheekh Maxamed.

https://daljir.com//resources3/files/Martisoor_Camey_Tallman_Grwe-17-Nov-2016.mp3?_=1
Exit mobile version