Site icon Radio Daljir

DHEGEYSO-Barnaamijkii Maanhadal oo lagu gorfaynayo go’aamadii Madasha.

Galkacyo, Dec 30 2016-Waa barnaamijkii Maan-hadal oo maalin walba oo Jimce ah aad kadhegeysataan Daljir, waxaana maanta aan diiradda ku saaraynaa go’aamadii shirka madasha, diidmadii beesha caalamka iyo go’aamo ka soo baxay USA iyo UK.

Soo Jeediye Jamaal Faarax Aadan.

https://daljir.com//resources3/files/MAANHADAL_30_DESEM_2016_JFA_Gaalkacyo.mp3?_=1
Exit mobile version