HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii ciyaaraha iyo Sucdi Cawiif.

Garoowe, Aug 15 2016--Kulan wanaagsan kuna soodhowaayada Barnaamijikii duhurnimo ee sports News, waxaaana barnaamijka aan maanta kusoo qaadan doonaa qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin Natiijooyinkii horyaalka Ingiriiska, Guushii Barcelona iyo wararkii ugu dambeeyey ee RIO 2016.

Baahin: Arbaca, 23 Oct 2013, Caawa Iyo Daljir Axmed Sh Maxamed Tallman ~ Daljir ~ Boosaaso
Saynisyahano sheegay inuu dhibaato leeyahay kaniiniga Xanuunka baabi’iya ee Paracetamol-ka
Baahin: Khamiis, Apr 21, Weriye Khadar Cawl ~ Daljir ~ Buuhoodle. M/weyne Faroole oo kala diray maamulkii gobolka Mudug; Maxamud C. Cuuke oo loo magacaabay Guddoomiyaha gobolka & Duqa Galkacyo … Madaxdii xilalka laga qaaday oo soo dhaweeyey xil ka qaadista; Axmed C. Salaad, Gudd. hore ee gobolka Mudug ayaan waraysanay; C/raxmaan Maxamud X. Xasan, Duqii hore ee magaalada Galkacyo ayaan isna waraysanay … Hanti-dhawrka guud ee Puntland oo qiray in uu jiro maamul & maarayn xumo hanti ummadeed; Jaamac M. Cismaan, guddoomiyaha hanti-dhawrka Puntland ayaan waraysanay … Maamulka gobolka Cayn oo baaq ka soo saaray khatarta & saamaynta abaaraha …

Garoowe, Aug 15 2016–Kulan wanaagsan kuna soodhowaayada Barnaamijikii duhurnimo ee sports News, waxaaana barnaamijka aan maanta kusoo qaadan doonaa qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin Natiijooyinkii horyaalka Ingiriiska, Guushii Barcelona iyo wararkii ugu dambeeyey ee RIO 2016.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: