DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Xarunta Garoowe 10 07 2016.

(July 10 2016)-Kulan wanaagsan waa habeenimo ay Sabti siibaxayso Axadna soo gelayso kusoo dhowaada Barnaamijkii cawaysnimo ee Caawa iyo Daljir, waxaana xarunta Daljir ee Garoowe kasoo jeedinaya Cabdifataax Cumar Geeddi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0