Site icon Radio Daljir

Barnaamijkii Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim (dhegayso)

Cawaysin wanaagsan, ku soodhawaada barnaamijkii Caawa & Daljir, waxaana caawa idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. Barnaamijku wuxuu caawa idin kaga imaanayaa Daljir xarunteeda Bossaso, waxaadna ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dal iyo dibad.

Hoos ka dhegayso

https://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/49193/592f16760301009698bd1250/C%2BD_MCI_BSSO_31May2017.mp3?_=1
Exit mobile version