Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim (dhegayso)

Caawa & Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim (dhegayso)

Halkaan ka dhagayo barnaamijkii fiidnimo ee caawa iyo daljir, waxaa caawa idina lasocodsiiya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim, waxaana barnaamijku idinkaga imaanayaa Daljri xarunteeda Boossaaso, waxaad ku maqli doontaan wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda.

Qodobada barnaamijka ugu xiisaha badan waxaa ka mid ah:

  • Askar ku geeriyootay dagaal ka dhacay duleedka Baydhabo iyo Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed oo ka hadlay
  • Manhajka waxbarashada dalka oo Muqdisho looga shiray
  • Qodobada shirka London uu xoogga saarayo
  • Wasaaradda qorshaynta ee dowladda faderaalka oo lacag 42 milyan doolar loogu dhiibay in lagu horumariyo waxbarashada deegaanada dowlad goboleedyada
  • Col. Afdalow oo beeniyay inuu iscasilay, muujiyayna ismaandhaaf u dhaxeeya isaga iyo Taliyaha Booliska Puntland

HOOS KA DHEGEYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 2
  • Mohamed nuur axmed 7 years ago

    Asc daadihiyaha barnamijka iyo radio daljir
    Somaliya wa dal dihin sida nabadonku sheegay ,

    Buurtinle ninka gabarta ku kufsadayna cadaalada waa loo baahan yahay

  • Masha Allah radio daljir waa idacad laga dhagayisto warar sugan oo xaqiqa ah guulayista

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com